Dowlad Yurub ka tirsan oo sharciga kala noqoneysa qofkii qaraabo salaan u taga dalkiisa

Wasiirka arrimaha gudaha ee waddanka Austria ayaa waxa uu sheegay in qofki sharciga qaxoontimada ee waddanka heysta ee dib ugu laabtay dalkii uu asal ahaan ka yimid oo dalxiis iyo tamashleyn ama qaraabo salaan u taga inay sharciga kala laabanayaan. Wuxuu intaas ku daray wasiirku in dadkaas markii hore ay sheegteen in wadankii ay ka … Continue reading Dowlad Yurub ka tirsan oo sharciga kala noqoneysa qofkii qaraabo salaan u taga dalkiisa